Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Nugaal

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Wed. December 20, 2023

-
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug gaaray Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable) Ugaas Cabdiladhiif Ugaas Xirsi Ugaas Warsame, kaasi oo ka soo kicitamay Magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal. Ugaaska ayaa booqasho iyo salaan ...
Ciidamadaan oo ka kala yimid saldhigyo ay ku lahaayeen Gobolada Barri, Sanaag, Nugaal iyo Mudug ayaa marnaba helin in madaxda ugu sareysa Puntland ogaato xaalada ay ku sugan yihiin marka laga reebo warbixinada ay kaga dhageystaan madaxda ciidamadaas xafiiska Madaxtooyada ee ...

GAROOWE, Puntland- Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal, Xaashi Xuseen Faarax oo muddo xilkan soo hayay. Sida lagu sheegtay Digreetadan oo uu ku saxiixanyahay Wasiirk ...
During the reporting period, UNICEF reached 65,598 IDPs in Banadir, Buuhoodle and Nugaal regions through temporary access to water supply by water trucking, voucher and chlorination. A total of 42,513 children have been supported to access education through services provided by the UNICEF and its ...
Wararka la xiriira safarka Wasiirka ayaa sheegaya iney u socdaan ka qayb galka gogol Nabdeed oo la dhigayo degaanka Qorile ay xadka wadaagaan Gobolada Sool iyo Nugaal. Booqashada Wasiirkaan ayaa ku soo beegmaysa xilli xiisad ka dhex taagan tahay maamulka Somaliland iyo Puntland.
In particular, Sool emerges as the region most lacking basic services, supplies and infrastructure at fixed nutrition sites. Similarly, in Puntland, the majority of fixed nutrition facilities are found in Garowe, while the rest of Nugaal and districts in Bari have a lower concentration of sites, to a worrisome degree.

Abdiqawi oo ku dhashay magaalada Eyl ee Nugaal, Puntland ayaa sanadkii lasoo dhaafay 2017 sidoo kale markii labaad ku guuleystay doorashada Madaxweyne kuxigeenka ugu dabeyna shalay ku guuleystay inuu qabto xilka ugu sareeya ee maxkamada. Wuxuu Abdiqawi kamid yahay aasasayaasha ...
Yusuf ayaa ku dhashey magaalada Eyl ee gobolka Nugaal “Puntland” sanadkii 1948. 1973 ayaa waxaa uu ka baxay Jaamacada ummada Soomaaliyeed. Waxa waxbarashadiisa kale “Post graduate” uu ku qaatey Jaamacada Florence dalka Talyaaniga isagoo dhameeyey 1977. Dalka Switzerland ayuu ku ...
Areas classified as hotspots and in need of urgent nutrition and health support, include rural livelihoods in Northern Inland Pastoral and Hawd Pastoral of the northeast (Bari and Nugaal regions) and North Gedo Pastoral of Gedo Region. As drought eases, a relative improvement in food security in many ...
The Water Price Monitoring assessment aims to establish a data collection, monitoring and reporting system on water market prices in order to allow humanitarian and development actors to better analyse humanitarian needs in areas particularly affected by drought. December data collection in Nugaal ...

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Beelo wada deggan Tuulooyinka ku yaalla inta u dhaxaysa gobollada Sool, Nugaal iyo Mudug, sidoo kalena ku dhaw xadka dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. "Waxaan aad uga naxsanahay in Madaxweynaha Puntland isagoo jooga degmada Burtinle oo nabada ...
Wararka ayaa sheegaya in Dagaalka oo saacado socday uu ka qarxay deegaanno Miyi ah oo ku yaalla xuduuda u dhaxaysa gobollada Nugaal iyo Sool, gaar ahaan nawaaxiga Quriley. Colaadan oo salka ku haysa deegaan iyo aano qabiil ayaa waxaa ka dhashay khasaarooyin kala duwan oo isagu jira ...
Similarly, little to no rainfall was reported in most livelihood zones of Nugaal and northern Mudug. However, moderate rainfall was reported in Hawd livelihood zone in Galkayo of Mudug. In all northeastern areas except Hawd Pastoral livelihood zone of Nugaal and Mudug, pasture and water availability is ...
In 2016-2017, with funding from USAID/FFP, Save the Children implemented a project that targeted 11,074 households (HHs) (66,444 people) in the Bari, Nugaal, and Hiran regions of Somalia with monthly cash transfers for food assistance using mobile money. The purpose of the project is to increase the ...
GAROWE, Puntland - Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulahi Faroole ayaa ka badbaadey caawa rasaas uu la beegsadey taliyaha ciidamada booliska Puntland Cabdulqaadir Farax Shire Ereg. Wararka warsidaha Garowe Online soo gaaraya ayaa sheegaya in rasaastaan markii ay dhacdey ...
The mission too place from 24-25 May and was led by Nugaal Shelter Cluster coordinator from NRC and other participants included the Nutrition cluster focal point from UNICEF and the Protection cluster focal point from UNHCR together with HADMA. The mission covered the following locations: Kalkaal 1, ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
       nugaal

Somali regions:
       awdal
       bakool
       banaadir
       bari
       bay
       galguduud
       gedo
       hiiraan
       jubbada
       mudug
       nugaal
       puntland
       sanaag
       shabeellaha
       sool
       togdheer
       woqooyi galbeed