Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Banaadir

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Wed. November 2, 2022

-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM, Sarreeye Guud Jim ...

War-Murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa u qornaa sidan. 1. Kala warqaadasho iyo soo jeedin warbixino ku saabsan howlaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Wasaaradaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir saddexdii bilood ee lasoo dhaafay ...
Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Dhexe iyo Dawlad Goboleedyada iyo Xubno ka socda Maaamulka Gobolka Banaadir ayaa ku shirsan magaalada Baydhabo iyaga oo isugu yimid ka qeyb galka shirka afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo sedexdii bilba ...
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay kulan gaar ah la qaatey gudoomiye-yaasha degmooyinka gobolka Banaadir tan iyo markii la doortay bishii Febuary 2017. Kulanka oo xalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Villa ...
March 9, 2018–Gudoomiyha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo xalay kormeeray qeybo ka mid ah Dagmooyinka Gobalka Banaadir ayaa ka hadlay Xaaladda Amni ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka ayaa tilmaamay in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad lagu tuhmayo inay ka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah-furay wajiga 1-aad ee mashruuca dib u dhiska magaalada Muqdisho oo ay maal gelinayso Dawladda Jarmalka. Wajiga koowaad ee Mashruucan oo ku bilaaban doonaa ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka Gobolka ee sanadka 2022 uu yahay sidii dib u dajin buuxda loogu sameyn lahaa dadka haatan barakacayaasha ku ah Caasimadda. Guddoomiyaha oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid ka mid ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yeesha sameynta dukumiintiyada ganacsi ee been abuurka ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda ay asaas u tahay shaqada maamulka Gobolka, sidaas daraadeedna kor loo qaadi doono isla xisaabtanka heer gobol iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) oo ka qeyb galayey munaasabad ay heshiis dhanka waxbarashada ah ku kala saxiixanayeen Maamul Gobolka iyo Wasaaradda Waxbarashada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
       banaadir

Somali regions:
       awdal
       bakool
       banaadir
       bari
       bay
       galguduud
       gedo
       hiiraan
       jubbada
       mudug
       nugaal
       puntland
       sanaag
       shabeellaha
       sool
       togdheer
       woqooyi galbeed