updated Wed. August 21, 2024
- 
  
  
   
   Garowe Online   
   February 9, 2018   
   BOOSAASO- Kadib markii maanta Feb 8,2018 guddiga Nabad galyada gobolka Barri shaqada ka joojiyeen Taliyaha qaybta Booliiska Halkaan ka akhri ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda sare ee Puntland (Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa) diideen go'aanka siyaasiyiinta dowlada kagaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   February 9, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Xukuumadda Puntland gaar ahaan wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, ayaa lagu eedeeyay inay ka gaabisay wax ka qabashada dhibaatadii ka dhacday dekedda Boosaaso gaar ahaan doontii ku caariday xarunta gobolka Bari. Xildhibaan katirsan Barlamankaà...    
    
    
 
 
 
 
  
  
   
   Garowe Online   
   February 9, 2018   
   BOOSAASO- Magaalada Boosaaso ayaa weeraro kooxaha argagixisada ah u gaysteen saldhiga dhexe iyo qaybo kale oo ka tirsan xarunta ganacsiga Puntland Feb 6-7, 2018 waxaa si buuxda aan weli uga hadlin hay'adaha amniga gobolka, maamulka gobolka iyo Wasaarada amniga Dowlada Puntland.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   February 7, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Mallayshiyaad ku hubaysan Qoryaha daran dooriga u dhaca iyo Bambaanooyin ayaa caawa fiidkii weerar ku qaaday Saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wararka uu Garowe Online ka helayo weerarkaas ayaa sheegaya inay ku dhaawacmeenà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   February 6, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Siciid Maxamed Raage, ayaa ka hadlay doon saaka ku caariday dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, taasoo u rarnayd Ganacsato reer Puntland ah. Wasiir Raage oo saxaafadda kula hadlayay magaaladaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   January 27, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Ciidamada ammaanka gobolka Bari, ayaa howlgal ay ka sameeyeen xarunta ganacsiga Boosaaso, waxay kusoo qabteen Qaraxyo iyo rasaasta loo isticmaalo Hoobiyaasha, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha gobolka. Shir jaraa'id oo ay saxaafadda magaalada Boosaaso ugu qabteenà...    
    
    
 
 
 
 
  
  
   
   Garowe Online   
   January 21, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Weerar loo adeegsaday Bambaanooyin gacanta laga tuuray ayaa caawa fiidkii lagu qaaday guri ay leeyihiin ciidamada ilaalada waddooyinka [Taraafikada] Puntland ee gobolka Bari. Mid kamid ah ciidamadii ku sugnaa xaruntaas oo aan ka fogayn dekedda Boosaaso ayaaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   January 20, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Weerar loo adeegsaday Bambaanooyin gacanta laga tuuray ayaa caawa fiidkii lagu qaaday guri ay leeyihiin ciidamada ilaalada waddooyinka [Taraafikada] Puntland ee gobolka Bari. Mid kamid ah ciidamadii ku sugnaa xaruntaas oo aan ka fogayn dekedda Boosaaso ayaaà...    
    
    
  
  
   
   Mareeg Media   
   January 13, 2018   
   Boosaaso, 12 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay ganacsatadaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   January 12, 2018   
   BOOSAASO- Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdulahi Farmaajo oo iminka ku sugan magaalada Boosaaso ayaa warar aan ka heleyno xubno ku dhow sheegayaan in maanta galinka dambe ugu dambeyn maalinta berri ah ka ambabixi doono xarunta ganacsiga Puntland.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   January 11, 2018   
   BOOSAASO, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, halkaasoo soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay. Madaxweynaha ayaa ka hor inta husanà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   January 10, 2018   
   Wafdi Madaxweynaha ayaa joogi doono Qardho mudo hal maalin ah, isagoo uga soo gudbi doono Magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari oo hadda ay ka socoto diyaar-garowga soo dhaweyntiisa. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Puntland oo soo billowday maalintii Axadii ee lasooaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 27, 2017   
   GAROWE, Puntland - Wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo ah halbowlaha dhaqaale ee maamulka Puntland ayaa waxaa lasoo gudboonaadey bur-bur baaxad leh kadib markii hay'adda wadooyinka 'PHA' gabi ahaanba gabtey Afartii sano ee lasoo dhaafey dayactirkii lagu sameynà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 20, 2017   
   Qaraxan oo maanta ka dhacay nawaaxiga deegaana Madarshoon oo qiyaastii 75KM u jira magaalada Boosaaso, waxaana ku dhintay saraakiil katirsan ciidamada PSF-ta. Weerarkaas oo ahaa miino dhulka lagu aasay waxaa ku dhintay AUN, Taliyihii horinta Galgala ee ciidamada PSF-ta Puntland oo laguà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   December 13, 2017   
   Waxaa si weyn loo soo dhaweeyey heshiiskii ay Isimada Puntland ka gaareen murankii xanibey habsami socodka dakadda Boosaaso kadib heshiiskii P&O, dad badan oo aan ka mid ahay aniga qoraaga ah ayaa si weyn ugu farxay in dakaddu mar labaad si caadi ah dib u hawlgasho, waxaana isimaduà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 12, 2017   
   BOOSAASO, Puntland - Korneel katirsanaa ciidamada Puntland ayaa ku dhintay qarax ka dhacay meel ku dhaw magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Korneel Cismaan Abshir Cumar waxa uu ahaa khabiir dhanka qaraxyada ciidamada u qaabilsan furfuristaà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 29, 2017   
   BOSAASO, Puntland - Waxaa saaka xiran xaruumaha Ganacsiga magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari xilli uu taagan yahay Khilaaf u dhaxeeya dowladda Puntland iyo Gancsatada. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada,à...    
    
    
 
 
 
 
  
  
   
   Horseed Media   
   December 31, 1999   
   Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa ka taagan dhibaato xiriirka ah, kadib markii la jarey xargihgii xanbaarsanaa xaraarada telefoonada guryaha, xafiisyada iyo weliba Internetka ee shirkadda Golis. Xargaha la jaray ayaa saameyn ku yeeshay qaybo badan oo kamid ahà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 31, 1999   
   Garoonkan ayaa sida aan ka heleyno shirkada gacanta ku haysa dhismihiisa sheegayaan in aan weli uusan dhameys aheyn iyadoo ay ka dhiman yihiin howlo la xiriira ranjiyeynta laamiga diyaaraduhu ka duulaan kana soo dagaan kasoo iminka kaaoo waqtigaan ku soo wajahan magalaada Boosaaso.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 31, 1999   
   BOOSAASO, Puntland - Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in weerar madaafiic ah ku qaadey saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuralayda Galgala ee gobolka Bari. Afhayeenka Al Shabaab ee dhanka howlgalladda Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay in ugu yaraan 10 madfac ay ku tuureenà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   December 31, 1999   
   BOOSAASO, Puntland- Sarkaal katirsanaa ciidamada dekedda Boosaaso ayaa caawa fiidkii dablay hubaysan ku toogteen meherad ku taalla xarunta ganacsiga Puntland. Sarkaalka dhintay oo lagu magacaabi jiray, Xassan Xiir, wuxuuna kamid ahaa ciidamada ilaaliya dekedda magaalada Boosaaso ooà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   December 6, 2017   
   Sida wararku sheegayaan ganacsatadu waxay oggolaadeen qaybo ka mid ah kordhinta tireefada canshuuraha iyo khidmadaha, taas oo ku xiran in aan dib loo kordhin karin mar danbe tan iyo inta laga dhisaayo dekadda Boosaaso. Heshiiska la soo bandhigaayo ayaan looga hadlin heshiiskii lagu ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 29, 2017   
   BOSAASO, Puntland - Waxaa saaka xiran xaruumaha Ganacsiga magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari xilli uu taagan yahay Khilaaf u dhaxeeya dowladda Puntland iyo Gancsatada. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada, ...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   November 28, 2017   
   ... loo qaadey, markii ay soo gaaraan xeebta Boosaaso aysan u dejin ganacsatada oo ay abaabulaan mudaaharaadyo iyo kacdoon shacab.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 28, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Shalay waxaa garoonka Kubadda Cagta Boosaaso ka dhacday cayaar u dhaxaysay koox katimid waddanka Australia ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 27, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Africa, waxaa la duqeeyay malleeshiyaadka ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 27, 2017   
   BOOSAASO, Puntland - Dekedda magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari ayaa markale dib u xirantay, kadib markii Ganacsatada iyo ...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   November 20, 2017   
   Mudaaharadkan ay dhigeen haweenka Boosaaso ayaa ka duwanaa kuwii hore waxaana uu ahaa Mudaaharad nabadeed, oo ay ku ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 18, 2017   
   ... ee dhistay Garoonka diyaaradaha Boosaaso hadana qaadatay mashruuca lagu dhisayo Garoonka diyaaradaha Galkacyo, wadada isku xirta ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 8, 2017   
   Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday tacaddi dhowaan loogu gasytey magaalada Boosaaso gabar da'yar, ayaa sheegay in qofkii falkaas ka ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 8, 2017   
   Heshiiskaan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli muran ka jiro dekado Boosaaso oo shirkada P&O oo hoos tagta DP World maamusho.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 7, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Taliyaha ciidanka badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa warbaahinta u sheegay in askari ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 2, 2017   
   BOOSAASO, Soomaaliya - Kadib markii dekada magaalada Boosaaso xirantey khilaaf ka yimid lacagaha laga qaadayo gadiidka ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   November 2, 2017   
   BOOSAASO, Soomaaliya - Kadib markii dekada magaalada Boosaaso xirantey khilaaf ka yimid lacagaha laga qaadayo gadiidka ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 30, 2017   
   GAROOWE, Puntland- Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka Badda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa beeniyay warar ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 24, 2017   
   BOOSAASO, Soomaaliya - Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda qarax la fashiliyay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 21, 2017   
   Gaas ayaa ugu horayn sheegay in Boosaaso uu ku sugnaa muddo ka badan Bil islamarkaana uu u joogay adkaynta amniga iyo hormarinta ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 21, 2017   
   Gaas ayaa ugu horayn sheegay in Boosaaso uu ku sugnaa muddo ka badan Bil islamarkaana uu u joogay adkaynta amniga iyo hormarinta ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 20, 2017   
   ... hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib socdaal uu kaga yimid magaalada Boosaaso.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 20, 2017   
   ... hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib socdaal uu kaga yimid magaalada Boosaaso.    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 19, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Dowladda Puntland ayaa shalay xabsiga magaalada Boosaaso ka siidaysay Afar xubnood oo kamid ah madal isku ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 19, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Dowladda Puntland ayaa shalay xabsiga magaalada Boosaaso ka siidaysay Afar xubnood oo kamid ah madal isku ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 13, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Waxaa maanta si rasmi ah dowladda Puntland u wareejisay maamulka dekedda Boosaaso oo ay gacanta ku hayn ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 12, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Waxaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu gubay lacag shilling Soomaali been ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 12, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Munaasabad lagu wareejinayo dekedda Boosaso ayaa hadda ka socota magaalada ganacsiga ee xarunta u ah ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 12, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Munaasabad lagu wareejinayo dekedda Boosaso ayaa hadda ka socota magaalada ganacsiga ee xarunta u ah ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 12, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Waxaa maanta si rasmi ah dowladda Puntland u wareejisay maamulka dekedda Boosaaso oo ay gacanta ku hayn ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 10, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada ...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   October 8, 2017   
   BOOSAASO, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada ...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   October 4, 2017   
   Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in goobtani lagaga kaaftoomi doono qaabka maanta ay shacabka magaalada Boosaaso u ...