Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Boosaaso (Bosasa, Boosaso), Somalia


View Larger Map of Bosasso
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Thu. March 7, 2024

-
BOSASO – Somalia's semi-autonomous state Puntland forces have on Tuesday arrested tens of people on suspicion of Al Shabaab militants in security operation in Bosaso town. The operation was conducted in villages of Bosaso town, the commercial hub of the region, following an assassination of a ...

The security forces of Somalia's northeastern semi-autonomous region of Puntland have carried out a massive operation in parts of the port city of Bosaso on Monday night. The sweep came following series of insecurity acts and assassinations targeting security force members and civil servants in the town ...
Beelaha dega Boosaaso ayaa waxa ay ku howlan yihiin sidii ay u soo xuli lahaayeen Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Bosaso oo uu horey Madaxweynaha Puntland u kala diray. Hadaba Magaalada Bosaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland gole deegaan noocee ah ayey u baahan tahay?
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda Puntland Cabdirisaaq Nuur Cumar oo wareysi gaar ah siiyay Horseed Media ayaa sheegay ay doonta uu dab ku qabsaday meel shan mile u jirta dekadda magaalada Bosaso, isla markaana dabka qabsaday uu ka kacay gudaha doonta.
BOOSAASO, Puntland- Doon siday shixnad kala duwan ayaa dab ku qabsaday meel u dhow dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, sida ay xaqiijiyeen wararka uu helayo Warsidaha Garowe Online, oo xiriir la sameeyay dad ka sugan dekedda magaalada ganacsiga Puntland. Doontan ...
BOSASO, Somalia – A commercial vessel carrying a shipment from Dubai, the United Arab Emirates [UAE] caught fire off the coast of Bosaso port in Somalia's northeastern Puntland state on Monday, Garowe Online reports. The boat developed smoke believed to have billowed from its engine compartment ...
At least three people were killed and two others injured Thursday night in a grenade attack in Bosaso, the commercial citu of Somalia's northeastern Puntland region, police said. Mohamed Jama, a police officer in Bosaso, confirmed the incident on Friday. The attackers hurled hand grenades at security ...
Shacabka magaalada Bosaso ayaase u arka in arrintan tahay mid lagu xoojinayo amniga magaalada oo u muuqda mid sii xumaanaya, kadib markii mallayshiyaad hubaysan ay weeraro ka gaysteen meelo aad loo ilaaliyo. Waddooyinka muhiimka ah ee dadweynuhu isticmaalaan ayaa saaka la dhoobay ...
BOSASO, Puntland - The Security Forces of Somalia's north-eastern Federal Member State Puntland have launched a major security operation in the commercial city of Bosaso on Sunday, Garowe Online reports. Puntland government has deployed armed troops on the streets of Bosaso port city, ...
BOOSAASO, Puntland- Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa lagu kala diray golihii deegaanka degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wareegta ayaa meesha ka saartay maamulkii ka dhisnaa degmada iyo golihii uu ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      puntland
       municipalities
         bosasso

towns of Puntland (Somalia):
         bosasso
         eyl
         garowe
         jariban